Connect with us

somalilandtoday.com

Waddanka Koonfur Afrika Oo Baadi Goobaaya 14-Libaax Oo Baxsaday.

focus

Waddanka Koonfur Afrika Oo Baadi Goobaaya 14-Libaax Oo Baxsaday.

(SLT-South Africa )Dadka ku dhaqan waqooyiga bari ee dalka Koonfur Afrika ayaa loogu baaqay in ay taxadar muujiyaan, iyadoo dawladduna ay baadigoobayso 14 libaax oo ka baxsaday beerta xayawaanka ee Kruger National Park.

Masuuliyiinta gobolka Limpopo ayaa shaaciyay war qoraal ah oo ay ku sheegayaan in dadku ay markasta “feejignaadaan”.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top