Connect with us

somalilandtoday.com

Madaxweynaha Dalka Zimbabwe Oo Qayb Ka Noqday Olole Nadafadeed Oo Dalkaas Ka Socda.

focus

Madaxweynaha Dalka Zimbabwe Oo Qayb Ka Noqday Olole Nadafadeed Oo Dalkaas Ka Socda.

(SLT-Zimbabwe)Madaxweynaha dalka Zimbabwe Emmerson Mnangagwa ayaa ka qayb qaatay qorshaha lagu nadiifinayo qaybaha ay dan yartu dagaan ee magaalada caasimadda ah ee Harare.

Madaxweynaha ayaa markii uu wasakhda xaaqayay xirtay waxyaabo boorka ka celiya.

Muuqaal ay baahisay wasaaradda warfaafinta ayaa laga arki karaa madaxweynaha oo qashin xaaqaya.

Wajigiisa waxaa qariyay shay uu afka ku xidhtay si uu boorka uga difaaco,balse waxaa lagu aqoonsan karaa marada uu caanka ku yahay ee uu qoorta saarto.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top