Connect with us

somalilandtoday.com

DUBI:Wakiilka Somaliland Ee KENYA Oo Martiqaad Mugwayn U Sameeyay Hoggaamiyaha Khaatumo Cali Khaliif Galaydh .+SAWIRRO

focus

DUBI:Wakiilka Somaliland Ee KENYA Oo Martiqaad Mugwayn U Sameeyay Hoggaamiyaha Khaatumo Cali Khaliif Galaydh .+SAWIRRO

(SLT-Dubai) Wakiilka Somaliland ee Dalka KENYA Ambassador Baashe Cawil Xaji Cumar ayaa soo dhawayn marti qaad ah ku qaabilay Hoggaamiyaha Khaatumo Cali Khaliif Galaydh . Kaas oo ay ka soo qayb galeen qaar kamid ah ganacsatada waa wayn ee Somaliland, iyo xubno kale, sida lagu sheegay war-kooban oo u dhignaa sidan .

” Sharaf weynbay ii ahayd inaan maanta hadhimo sharafeed ku maamuuso Hoggaamiyaha Khaatumo Pro Cali Khaliif Galaydh, waxaana nagala soo qayb galay hadhimo sharafeedkan Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe, Boqor Cismaan Buurmadaw, Wasiirkii Hore ee Qorshaynta Qaranka JSL Maxamed Aadan Qabyo tire, Madaxda Shirkadaha Hass, Iyo Somcable, Daallo Dahabshiil iyo qaar ka mid ah bulsho weynta Imaaraadka Carabta” Amp Baashe Cawil Cumar.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top