Connect with us

somalilandtoday.com

DAAWO: Waraysigii Boqor Cismaan Buurmadow Oo Doodo Badan Dhaliyay.

advertise

DAAWO: Waraysigii Boqor Cismaan Buurmadow Oo Doodo Badan Dhaliyay.

(SLT-Hargaysa) Waraysi lala yeeshay Boqor Cismaan Aw Maxamuud Maxamed oo kamid ah madax dhaqameedka waa wayn ee Rer Somaliland ayaa doodo badan ka dhex dhaliyay baraha bulshada.

Waraysigan oo uu Boqorku siiyay Telefeeshinka Bulsho wuxuu kaga hadlay qaban qaabada shirka Beelaha Galbeedka iyo Bariga Burco oo La filaayo inuu bishan qabsoomo. Hoos ka DAAWO waraysigaas.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in advertise

To Top