Connect with us

somalilandtoday.com

Xildhibaan Cali Aareeye Oo Ka Tirsana Golaha Wakiilada Oo Ku Geeriyooday Dalka Turkiga .

focus

Xildhibaan Cali Aareeye Oo Ka Tirsana Golaha Wakiilada Oo Ku Geeriyooday Dalka Turkiga .

(SLT-Ankara) Alle hawnaxariiste waxa Dalka Turkiga xalay ku geeriyooday Xildhibaan Cali Aareeye oo ka tirsanaa Golaha Wakiilada.

Xildhibaan Aareeye oo laga soo doortay Gobolka Salal wuxuu kamid ah Siyaasiyiintii Somaliland dibu dhiskeda ka soo qayb qaatay, Xisbigii UDUB ayuu ka soo baxay muddooyinkii danbena wuxuu kamid aha Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI. Alle marxuumka hawnaxariiso Eheladii iyo Qarabadii uu ka baxay iyo shacabka Somaliland na samir iyo iimaan haka siiyo . Amiin .

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top