Connect with us

somalilandtoday.com

Raysal Wasaaraha Soomaliya Oo Socdaal Ku Tagay Dalka Qatar .

focus

Raysal Wasaaraha Soomaliya Oo Socdaal Ku Tagay Dalka Qatar .

(SLT-Muqdisho)Ra’iisul Wasaaraha Dalkaasi Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa ka ambabaxay Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho,isagoo kusii jeeda dalka Qatar.

Ra’iisul Wasaare Kheyre iyo wafdi uu hogaaminayay ayaa waxaa Garoonka kusii sagootiyay qaar kamid ah Golihiisa Wasiirada iyo xubno kale oo ka tirsan dowladda Soomaaliya.

Wasaaraha Dalka ayaa inta uu joogo Qatar sida la Sheegay wuxuu kulamo looga hadlayo xoojinta xidhiidhka labada dal la yeelan doonaa mas’uuliyiinta dalkaasi.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top