Connect with us

somalilandtoday.com

Madaxweynaha Dalka KENYA Uhuru Kenyatta Oo La Gudoonsiiyay Kitaabka Qur’aanka Kariimka Ah.

focus

Madaxweynaha Dalka KENYA Uhuru Kenyatta Oo La Gudoonsiiyay Kitaabka Qur’aanka Kariimka Ah.

(SLT-Nairobi)Madaxweynaha Waddanka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa caawa Salaadi Maqrib la Afuray boqolaal Muslimiin ah oo Salaadii Maqrib ku Tukaday Masaajidka Jamia Mosque ee magaalada Niarobi.

Mr Kenyatta ayaa waxaa wehlinayay madaxa golaha aqlabiyada Baarlamaanka Kenya Aden Barre Ducaale wasiirka dalxiiska Najib Balala iyo Ra’isul wasaaraha Yemen.

Mr Kenyatta ayaa waxaa la gudoonsiiyay Kitaab waxaana uu la Tukaday muslimiinta masaajidka ku sugnaa iyada oo arintaan ay hadal hayaan shacabka Kenya.

Wuxuu sheegay in diinta muslimka ah ay tahay mid ku saleysan Nabad waxaana uu u rajeeyay bulshada muslimka wanaag bishan Dhamaaneysa.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top