Connect with us

somalilandtoday.com

Guddoomoyihii Gobolka Badhan Oo Is-Casiley

focus

Guddoomoyihii Gobolka Badhan Oo Is-Casiley

(SLT-Hargeysa)-Guddoomoyihii gobolka Badhan ee Somaliland Cali Xuseen Maxamed ayaa iska casiley xilkaasi.

Guddoomiyaha oo la hadlay Wariye Mohamed Salh ayaa ii xaqiijiyay is-casilaaddiisa, wuxuuna sababta ku sheegey in la yidhi dagaalan.

Wuxuu intaas ku daray in ay isku tallo yihiin Taliyaashii ciidamada ee deegaankaasi oo uu sheegay in iyaguna ay is-casileen.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top