Connect with us

somalilandtoday.com

Maxkabadda Gobolka Maroodi-Jeex Oo Maanta La Horkeenay Wiilkii Ku Labistay Dharka Calanka Soomaaliya

focus

Maxkabadda Gobolka Maroodi-Jeex Oo Maanta La Horkeenay Wiilkii Ku Labistay Dharka Calanka Soomaaliya

Maxkabadda gobolka Maroodi-jeex ayaa maanta ayaa maanta la horkeenaya Cabdiraxmaan Maxamed Cali “Aar” oo loo haysto in uu ku labistay dhar calanka Soomaaliya ka samaysan.

Maxkabadda gobolka Maroodi-jeex ayaa waxa ay 7 maalmood oo Rumaan ah ( xabsi ku sii hayn) u jartay Cabdiraxmaan Maxamed Cali “Aar, oo ciidamada Boolisku Hargeysa ku xidheen isagoo gashan dhar Calanka Soomaaliya ka samaysan.

Maalmihii ugu dambeeyay ayaa baraha Bulshada ayaa si wayn loogu hadal hayay xadhigga nin dhallinyaro ah oo lagu xidhay magaalada Hargeysa ka dib markii uu xidhay dhar laga sameeyay calanka Soomaaliya ee buluugga ah.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top