Connect with us

somalilandtoday.com

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Sannadkii Labaad Indho Indhaynaaya Khasaaraha Roobabka Iyo Awood Darrida Xukuumadiisa +SAWIRRO

advertise

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Sannadkii Labaad Indho Indhaynaaya Khasaaraha Roobabka Iyo Awood Darrida Xukuumadiisa +SAWIRRO

(SLT-Hargaysa) Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo xubnaha Xukumadiisa ayaa markale indho indhayn socdaal ah ku maray dhulka Roobabku wax yeeleeyeen Magaaladda Hargaysa. Sannadkii hore ayuunbay ahayd markii Dad daadad ku qaadeen Hargaysa dhexdeeda uu Madaxweynuhu indho indhayn ugu tagay, waxaana kamid ah qoys caruur uu kala tagay Dadku, xaafadda Daami oo dhaamkeedu Dad liqay iyo goobo kale.

Isla Caawa waxaa magaaladda Hargaysa ka da-ay roob keenay dhimasho iyo dhaawac sidii caada ahayd Madaxweynaha iyo Wasiirka arrimaha gudaha iyo saraakiisha Ciidanka ayaa Soo indho indheeyay, waxaana muuqata awood darrada Xukuumadda Muuse Biixi oo sannadkii labaad dhacdooyin isku mid Ah isku Si u wajahaysa.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in advertise

To Top