Connect with us

somalilandtoday.com

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Markii Ugu Horraysay Si Dadban Uga Hadlay Xadhiga Sharciga Baalmarsan Ee Xildhibaan Dhakool.

News

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Markii Ugu Horraysay Si Dadban Uga Hadlay Xadhiga Sharciga Baalmarsan Ee Xildhibaan Dhakool.

(SLT-Hargaysa) Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ayaa Markii Ugu horaysay si dadban uga hadlay xadhiga Xildhibaan Maxamed Axmed Dhakool oo ka tirsan Golaha Wakiilada, kaas oo aan Dastuurka loo marin xadhiiga. Madaxweyne Muuse Biixi oo xalay afurkii ka hadlaayay kulan Madaxtooyada ka dhacay ayaa yidhi.

“Waxan dhigay halkii ay culimada waaweyni dhigeen, dardaarankiinniina waannu qaadannay oo ay kow ka tahay in Diinta loo gargaaro oo wixii la qabanayoba dhinaca Diinta laga bilaabo oo Diinta la taageero oo ay ku xigto in nabadda iyo amniga dalka si wada-jir ah loo ilaaliyo, ciddii khalkhal gelinaysa dalka xilkasta oo ay haysana in gacan bir ah lagu qabto.”Sidaa waxa yidhi Madaxweynaha Somaliland .

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in News

To Top