Connect with us

somalilandtoday.com

“Ciddii Khal-khal Gelinaysa Dalka Xil Kasta Oo Ay Hayso Waa In Gacan Bir Ah Lagu Qabtaa, Waayo Qofka Xilka Hayaa Fidnada Uu Bilaabaa Way Ka Weyn Tahay Ta Qofka Caadiga Ah.” Madaxweyne Biixi

focus

“Ciddii Khal-khal Gelinaysa Dalka Xil Kasta Oo Ay Hayso Waa In Gacan Bir Ah Lagu Qabtaa, Waayo Qofka Xilka Hayaa Fidnada Uu Bilaabaa Way Ka Weyn Tahay Ta Qofka Caadiga Ah.” Madaxweyne Biixi

(SLT-Hargeysa)-Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo kulanka soo gunaanaday ayaa culimada ka codsaday Inay kala shaqeeyaan adkaynta nabadda, ka hortagga fidnooyinka, islamarkaana uu madaxweyne ahaan diyaar u yahay inuu si dhegaha u raariciyo talooyinka ay iyo wanooyinka ay culimadu soo jeediyaan oo ay ugu horrayso dabbaqidda Diinta Islaamku, waxana isaga oo arrimahaas ka hadlaya uu yidhi, “Waxan dhigay halkii ay culimada waaweyni dhigeen, dardaarankiinniina waannu qaadannay oo ay kow ka tahay in Diinta loo gargaaro oo wixii la qabanayoba dhinaca Diinta laga bilaabo oo Diinta la taageero oo ay ku xigto in nabadda iyo amniga dalka si wada-jir ah loo ilaaliyo, ciddii khalkhal gelinaysa dalka xilkasta oo ay haysana in gacan bir ah lagu qabto.” Halkan hoose ka DAAWO

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top