Connect with us

somalilandtoday.com

Kumuu Aha Xaji Cabdi Waraabe .

Articles

Kumuu Aha Xaji Cabdi Waraabe .

” Kumaa jecel xaaji cabdi ” .

Xaaji Cabdi Adoon ayuu ahaa kala mida adoomaha kale lahaanshaha 5 dareeme ee aadmigu wax ku dareemo , caqliga iyo garaadkana dadka ayuu kala sinaa , hasa yeeshee wuxuu kaga duwanaa sheegista uu sheego xaqa uu caqligiisu suureeyo iyo diidista dulmiga caqligiisu garto .

Qofka ay dhab ka tahay jacaylka Xaaji Cabdi iyo Sooyaalkiisuna maaha qofka sheeko wanaagsan , Gabay wanaagsan , hees wanaagsan iyo tilmaan wanaagsan ka sheega taarkiikhdii xaajiga , hassa yeeshee waa qof kasta oo inta ku dhaw xaqa u sheega , dulmiga ka qabta , kuna dhaca in uu si cad u tilmaamo gefka iyo khaladaadka ay samaynayaan ehelkiisu , hadii aad ku qanacsantahay xaqdaro ay ku talaabsanayaan inta kugu xeerani amaba aad ka xishoonayso tilmaamista gardarada ay qoyskaagu samaynayaan , ma jeclid xaaji cabdi hasa yeeshee ruwaayad ayuun baad matalaysaa .

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in Articles

To Top