Connect with us

somalilandtoday.com

Ciidamadda Booliska Sacuudiga Oo 8 Sideed Qof Oo Hubaysan Laysay.

focus

Ciidamadda Booliska Sacuudiga Oo 8 Sideed Qof Oo Hubaysan Laysay.

(SLT-Riyad)Ciiddamada boqortooyada Sacuudiga ayaa sheegay inay 8 nin oo hubeysan ay ku dileen Howlgal ka dhacay Jasiirad ku taalla gobalka Al-Qatif maalintii shalay.

Wakaaladda Wararka Sacuudiga ayaa sheegtay inuu Hawlgalkaasi ka dhacay Jasiiradda Tarout oo ku taalla bariga dalkaas ka dib markii Boolisku ay weerareen koox cusub argagixiso oo halkaas lagu asaasay

Ragga la laayey oo iska caabin adag sameeyey ayaa waxaa lagu eedeeyey iney qorsheynayeen inay weeraro qorsheysan ku qaadaan Xarumo dowlada Sacuudigu ku leedahay gobolka Al-Qatif.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top