Connect with us

somalilandtoday.com

Xaaji Cabdi Waraabe Oo Ku Geeriyooday Hargeysa

focus

Xaaji Cabdi Waraabe Oo Ku Geeriyooday Hargeysa

(SLT-Hargeysa)-Alle ha u naxariistee waxa oo goor dhawayd cisbitaalka Internation ee magaalada Hargeysa ku geeriyooday Marxuun xaaji Cabdikariin Xuseen Yuusuf (Cabdi Waraabe).


Xaaji Cabdikariin Xuseen Yuusuf (Cabdi Waraabe) ayaa xaalad caafimaad la jiifay cisbitaal oo laga dabiibayay muddooyinkii ugu dambeeyay.

Xaaji Cabdikariin Xuseen Yuusuf (Cabdi Waraabe) oo ahaa odayga ugu da’da weyn ayaa Somaliland ayaa marxalado badan kala soo dabaashay Somaliland waxaanu ku suntanaa dhismaha qaranka.


Bahda Somalilandtoday waxa ay tacsi tiiranyo leh u diray ehelada uu ka baxay Marxuun iyo dhammaan ummada reer Somaliland.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top