Connect with us

somalilandtoday.com

DAAWO: “Madaxweyne Waxa Muuqata In Aad Gaabiseen Amma Aad Wadi Kari Waydeen Qarankii, Adiga Ayay Dhaliisu Kugu Taalaa Oo Waxba Hoggaamin Kari Waayay Amma Cidda…..” Hoggaamiye Xirsi.

advertise

DAAWO: “Madaxweyne Waxa Muuqata In Aad Gaabiseen Amma Aad Wadi Kari Waydeen Qarankii, Adiga Ayay Dhaliisu Kugu Taalaa Oo Waxba Hoggaamin Kari Waayay Amma Cidda…..” Hoggaamiye Xirsi.

(SLT-Hargeysa)-Hoggaamiyaha xisbiga mucaaridka ah WADDANI Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa sheegay in sifo sharci-darro ah lagu xidhay guddoomiyiha garabka dhalinyarada Waddani ismarkaana dhibaato xooggan loo gaystay markii la soo qabanayay.

Hoggaamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa sidoo kale waxa ka hadlay muranka doorashooyinka iyo tallaabadii xisbiyadda KULMIYE iyo UCID ku gaadheen heshiiska, dhacdadii ka dhacday gobolka Sanaag ee lagu dilay labada taliye, Halkan hoose ka DAAWO

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in advertise

To Top