Connect with us

somalilandtoday.com

Askar Turkish Ah Oo Lagu Dilay Weerar Ka Dhacay Suuriya

focus

Askar Turkish Ah Oo Lagu Dilay Weerar Ka Dhacay Suuriya

(SLT-Hakari)-Afar askari ayaa la dilay, 2 kalena waa la dhaawacay, kadib markii Ciiddanka Turkiga iyo Maleeshiyadda Kurdishka ee YPG uu dagaal ku dhex maray DegmaddaTel Rifaat ee Waqooyiga Suuriya iyo weerar Hoobiyayaal lala beeegsaday saldhig ay Millateriga ku leeyihiin Gobalka Hakari ee K/bari ee Turkiga.

Askarta la dilay ayaa la sheegay inuu ka mid ahaa Sarkaal ay darajadiisu ahayd Gaashaanle, halka Sarkaal kale oo Gaashaanle Sare ahaa uu si xun ugu dhaawacmay weerarkaasi.

Hadal ka soo baxay Wasaaradda Difaaca ee Turkiga ayaa lagu xaqiijiyey khasaaraha soo gaaray Ciiddankooda, balse waxay sheegtay inay qadaeen weerar aar-goosi ah, kuna dileen 28 ka tirsan Maleeshiyadda YPG iyo kuwa PKK.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top