Connect with us

somalilandtoday.com

Maalinta Saxaafada Xorta Ah Oo Maanta Looga Dabaal-degay Caalamka

focus

Maalinta Saxaafada Xorta Ah Oo Maanta Looga Dabaal-degay Caalamka

(SLT-Hargeysa)-Guud ahaan caalamka ayaa looga dabaal degayaa maanta maalinta saxaafada Caalamka iyadoo kulamo arintaan lagaga gol leeyahay laga xusay Caalamka.

Dhanka kale maalinta saxaafada xorta ah ayaa 71 ka sanno kadib maanta lagu qabtay gobolada Itoobiya iyadoo meelaha laga xusay ay ka mid aheyd dowlad deegaanka Soomaalida.

Raysal wasaare Abiye Axmed ayaa balan qaaday in dowladiisa ay xaqiijin doonto amniga iyo xushmeynta saxaafadda Xorta ah.

Saxafiyiinta Kenya ayaa xuskaan iyagana waxay ku soo bandhigeen dhibaatooyinka ay la kulmayaan waxaana ay sheegeen in hanjabaad loo geesto Tafaftirayaasha.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top