Connect with us

somalilandtoday.com

Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Oo Qado Sharaf U Sameeyey Cali Khaliif Galaydh Iyo Axmed Ismaciil Samatar+SAWIRRO

focus

Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Oo Qado Sharaf U Sameeyey Cali Khaliif Galaydh Iyo Axmed Ismaciil Samatar+SAWIRRO

(SLT-Hargeysa)-Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI wuxu qado-sharaf u sameeyey labada Aqoonyahan ee Axmed Ismaaciil Samatar iyo Cali Khaliif Galeydh.

Kulankan oo madaxda Xisbigu ka soo qeyb-gashay ayey kaga wada-hadleen xaaladda dalka iyaga oo isla soo hadal qaadey helidda Somaliland la wada lee yahay oo labada dhinac ba sheegeen in ay tahay midda Somaliland ku badbaadeyso.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top