Connect with us

somalilandtoday.com

Sweden Oo Sheegtay Inay Sii Wadi Doonto Taageerada Dalka Falastiin

focus

Sweden Oo Sheegtay Inay Sii Wadi Doonto Taageerada Dalka Falastiin

(SLT-Sweden)-Wasiirka arrimaha dibadda Swedan Margot Wallström ayaa sheegtay in dalkeeda uu sii wadi doono in dal madax banaan u aqoonsado Falastiin iyo taageerada uu u Hayaan.

Waan ku faanayaa go,aanka ay Swedan ugu aqoonsatay dal madax banaan Falastiin sanadkii 2014-tii ayey tiri Wallström oo ka soo muuqatay Tv-ga qaranka Swedan oo loo yaqaan (SVT).

Waxay intaa raacisay in dalal badan ay qaateen si la mid ah Swedan oo noqotay dalka ugu horeeyay oo Yurub ah oo dowlad u aqoonsada Falastiin.

Wasiirada arimaha dibeda Swedan ayaa intaa ku dartay in ay sii wadi doonaan taageerada shacabka iyo dalka Falastiin.

30-kii bishii October sanadkii 2014 kii ayaa dowlada Swedan waxay si rasmi ah ugu dhawaaqday in Falastiin ay u aqoonsan tahay dal iyo dowlad madax banaan.

Si kastaba ha ahaatee hadalkaan ayaa waxaa aad uga carooday xukuumada Tel A

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top