Connect with us

somalilandtoday.com

HARGEYSA: Hooyooyin Weer Cas Madaxa Ku Xidhay Oo Cabasho Ku Dalbaday In Ubadkoodii Tahriibay Loo Soo Celiyo Oo la Xidhay

focus

HARGEYSA: Hooyooyin Weer Cas Madaxa Ku Xidhay Oo Cabasho Ku Dalbaday In Ubadkoodii Tahriibay Loo Soo Celiyo Oo la Xidhay

(SLT-Hargeysa)-Magaalada Hargeysa waxaa maanta xabsiga loo taxaabey ku dhawaad 30 hooyooyin ah, kuwaasi oo dawladda Somaliland ka codsaday in laga caawiyo sidii ubadkooda oo uu haysto Magafaha Liibiya loogu soo dayn lahaa.

Hooyooyinka xabsiga loo taxaabey ayaa iskugu yimid mid ka mid ah waddooyinka suuqa Hargeysa, iyagoo sitay boodhadh ay ku qoran yihiin; “Waxaan ka codsanaynaa dawladda sharafta leh inay wax nagala qabtaan sidii aan uga soo saari lahayn dhalinyarada godka madow ee Liibiya ku jirta”

Halkan hoose ka DAAWO

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top