Connect with us

somalilandtoday.com

Xeer-Ilaaliye Ku Xigeenkii Mareykanka Oo Is Casiley

focus

Xeer-Ilaaliye Ku Xigeenkii Mareykanka Oo Is Casiley

(SLT-Washington)-)-Ku xigeenka xeer ilaaliyaha guud ee Mareykaka Rod Rosenstein, ayaa shaaca ka qaaday in uu is casilaayo islamarkaasina uu shaqada ka tagaayo 11-ka bisha May ee soo socota.

Inkastoo aan si rasmi ah loo shaacinin sababta shaqo ka tagistiisa, ayaa haddana waxa hore u jirey kala fikir duwanaashiyo u dhaxeeyay isaga iyo madaxda isaga ka sareysa.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top