Connect with us

somalilandtoday.com

Shir Caalami Ah Oo Lagu Wado In Maalinta Berri Ah Uu Ka Furmo Magaalada Muqdisho

focus

Shir Caalami Ah Oo Lagu Wado In Maalinta Berri Ah Uu Ka Furmo Magaalada Muqdisho

(SLT-Muqdisho)-Shir-weynaha Badqabka Fikirka iyo la dagaallanka waxaa loogu yeedho Xagjirnimada oo ay qaban-qaabisay dawladda Soomaaliya, maal-geliyay-na Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) ayaa ka furmaya Muqdisho maalinta Isniinta ee berri ah.


Shir-weynaha waxaa ka qeybgalaya 12 wakiillo dowladeed oo xubno ka ah Ururka, 30 caalim oo ka socda wadamada Islaamka iyo 12 ka mid ah culimada diinta iyo aqoonyahanka Soomaaliya.


Qaar ka mid ah wakiillada dowladeed, xeel-dheerayaasha iyo khubarada arrimahan ayaa hadal ka jeedin doona shirka oo soconaya labada maalmood (29-30 April) , iyaga oo diiradda ku saari doona qaabka, ujeeddooyinka iyo farriimaha ku qotoma badqabka fikirka iyo la dagaallanka xagjirnimada.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top