Connect with us

somalilandtoday.com

“Dhaawacyo Halis Ah Ayuu Qabaa, Dhakhtar Dibaddeed Ayuu U Baahan Yahay…” Guddoomiye Cirro Oo Cisbitaalka Ku Booqdey Wariye Dhaawacyo Culus Ay Gaadhsiiyeen Ciidammada Boolisku

focus

“Dhaawacyo Halis Ah Ayuu Qabaa, Dhakhtar Dibaddeed Ayuu U Baahan Yahay…” Guddoomiye Cirro Oo Cisbitaalka Ku Booqdey Wariye Dhaawacyo Culus Ay Gaadhsiiyeen Ciidammada Boolisku

(SLT-Hargeysa)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro oo shalay dalka dib ugu soo laabtey ayaa waxaa uu isla maanta-ba cisbitalka Gargaar ee magaalada Hargeysa uu ku booqdey Saxafi Khadar Macalin Deeq Tifatirihii Bulsho Tv oo ciidammada Boolisku ay jidh dil u geysteen muddo afar cisho ah ka hor

Saxafi Khadar Macalin Deeq ayaa dhawaac ka soo gaadhay misig-ta oo laba meelood dilaac ku yimid, Halkan hoose ka DAAWO

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top