Connect with us

somalilandtoday.com

Akhriso: Lix Qodob Oo Ay Ku Heshiiyeen Xisbiyadda KULMIYE iyo UCID

focus

Akhriso: Lix Qodob Oo Ay Ku Heshiiyeen Xisbiyadda KULMIYE iyo UCID

(SLT-Hargeysa)-Xisbiga talada Somaliland haya ee Kulmiye iyo xisbiga UCID ayaa gaadhay heshiis ku saabsan qabsoomidda doorashooyinka Somaliland. Shir jaraa’id oo labada xisbi wada jir u qabteen ayaa lagu sheegay in ay fashilmeen wada hadallo u socday saddexda xisbi waxaanay xisbiga WADDANI ku eedeeyeen in aanu doorashada diyaar u ahayn.


Halkan hoose ka akhriso:

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top