Connect with us

somalilandtoday.com

Taliye Cusub Oo Loo Magacaabay Ciidanka Ilaaladda Kacaanka Iiraan

focus

Taliye Cusub Oo Loo Magacaabay Ciidanka Ilaaladda Kacaanka Iiraan

(SLT-Iran)-Hoggaamiyaha Sare ee dalkaasi, Aayatullaahi Cali Khamanii ayaa waxa uu Jeneral Xueen Salami u magacaabay Taliyaha Cusub ee Ciiddanka Ilaaladda Kacaanka Iiraan, kaasi oo bedeli doona Taliyihii hore, Jeneral Maxamed Cali Jacfari o oxilkaasi hayey tan iyo bishi iSeptember ee sannadkii 2007-dii.

Taliyaha Cuusb oo 59-jir ah waxa u ubishii Janaayo sheegeen inay Israel ka tirtiri doonaan Maabka Siyaasadeed ee Caalamka.

Magacaabistiisa ayaa timid, iyadoo uu Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump sheegay bishan 8-dii inuu Ciiddanka Ilaaladda Kacaanka Iiraan u aqoonsaday Urur Argagixiso, halka ay Dowladda Iiraan sheegtay inay Taliska Ciiddanka Dhexe ee Maraykanka iyo dowladda Mraaykanka u aqoonsanayaan inay maalgeliyaan Kooxaha Argagixisadda ee Caalamka.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top