Connect with us

somalilandtoday.com

SOMALILAND: Xisbiyadii Mucaaridka Oo Qiimo Jaban Ugu Kala Dhuuntay Madaxweyne Muuse Biixi.

advertise

SOMALILAND: Xisbiyadii Mucaaridka Oo Qiimo Jaban Ugu Kala Dhuuntay Madaxweyne Muuse Biixi.

(SLT-Hargaysa) Xisbiyada Mucaaridka oo markii horeba tayadooda bulshadu dhaliilaysay ayaa markale shaashadaha Ka Soo muuqday iyagoo qiimo jaban ugu kala dhuuntay Madaxweyne Muuse Biixi .

Xoghayaha Xanaanada Xoolaha Xisbiga WADDANI Cali Cantar oo isagu marar badan ku dhaliilay Xubno Xisbiga WADDANI ka tirsan inay Xukuumadda u duseen ayaa isagu saaka hiirti waabari u kalahay soo dhawaynta Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi oo Imaraadka ka soo laabtay, kumuu tagin siyaasadda Xisbigiisa, waxayse u muuqata inuu qiimo jaban ugu hayaamay marxabaysiinta Madaxweyne Muuse Biixi oo aan safarkiisa bulshada u sharxin.

Xoghayaha Warfaafinta Xisbiga UCID Yuusuf Kayse oo marka horeba Xisbigiisu darafu dawle aha ayaa isna ka socday Xisbiga UCID . Si kastaba ha ahaaye kaalintii Mucaaridnimo ayay bulshadu mudda dheertabaysay ilaa haddana ma muuqato.

Somalilandtoday/Hargaysa/Office

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in advertise

To Top