Connect with us

somalilandtoday.com

Maxay Tahay Halista Ay Ka Digayaan Siyaasiyiinta Ku Abtirsada Beelaha Darafyadda Somaliland?

focus

Maxay Tahay Halista Ay Ka Digayaan Siyaasiyiinta Ku Abtirsada Beelaha Darafyadda Somaliland?

(SLT-Hargeysa)-Munaasibad qado sharaf ah oo ay magaalada Burco ugu sameeyeen guddida beelaha Garxajis Prof Axmed ismaaciil Samatar, Prof Cali Khaliif Galaydh iyo xubno wehelinayay waxa hadheeyay walaac laga qabo mustaqbalka Somaliland.

Prof Axmed Ismaaciil Samatar iyo Axmed X Cali Cadami oo u soo ololeeyay madaxweyne Biixi ayaa ka mid ah xubnaha walaaca ugu weyn muujinaya.

Astaanta ay bixinayaan ayaa ah mushkilado ka dhalan karo wada lahaansho la’aanta Somaliland taas oo ah ishaaro muujinaysa sida bulshadu u kala qaybsan tahay gudaha Somaliland.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top