Connect with us

somalilandtoday.com

Gabadh Uu Dhalay Wasiirka Warfaafinta Somaliland Oo La Xidhay Iyo Sababta

focus

Gabadh Uu Dhalay Wasiirka Warfaafinta Somaliland Oo La Xidhay Iyo Sababta

(SLT-Hargeysa)-Ciidamada ammaanka Somaliland ayaa maanta xabsiga u taxaabay 8 qof oo ka mid ah qoyska ku doodaya in ay leeyihiin goobta laga dhisaayo madaxtooyada cusub ee galbeedka Hargeysa.

dadka la xidhay waxa ku jirta inan ( gabadh ) uu dhalay wasiirka warfaafinta Somaliland iyo qaar kale oo eheladiisa ah.

Odayga dhulka sheeganaya in laga qaaday ee Maxamed Xasan Dalab waxa uu sodog u yahay wasiirka warfaafinta Somaliland.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top