Connect with us

somalilandtoday.com

DAAWO: Xisbiga UCID Oo Fashiliyay Fadeexado Dul-hoganaya Safarkii Madaxweyne Biixi Ee Berbera + Warshada Sifaynaysa Shidaalka Oo Uu Been Abuur Dadka Lagu Dhacayo Ku Tilmaamay

focus

DAAWO: Xisbiga UCID Oo Fashiliyay Fadeexado Dul-hoganaya Safarkii Madaxweyne Biixi Ee Berbera + Warshada Sifaynaysa Shidaalka Oo Uu Been Abuur Dadka Lagu Dhacayo Ku Tilmaamay

(SLT-Hargeysa)-Xisbiga mucaaridka ah ee UCID ayaa sheegay in xukuumadda madaxweyne Biixi, xoog kaga qaaday dadkii lahaa dhulka ay ka dhisayso madaxtooyada cusub.

Maxamuud Saleebaan Ramaax xoghayaha arrimaha gudaha ee xisbiga UCID ayaa sheegay in arrintaasi uu mas’uul ka yahay madaxweyne Biixi.

Dhan kale waxa si adag u naqdiay safarkii Madaxweyne Muuse Biixi ku tagay Magaalada Berbera iyo mashaariic la sheegay in laga hirgaliyay gobolka Saaxil,Halkan hoose ka DAAWO

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top