Connect with us

somalilandtoday.com

Balantii Xukuumadda Iyo Dpworld Oo Xaqiiqa Noqotay

Articles

Balantii Xukuumadda Iyo Dpworld Oo Xaqiiqa Noqotay

Waxaan salaan kadib beryahayn danbe maalinba maalinta kadanbaysa soo muuqanaysay in mashruucii muranka iyo qaylada badnaa ee DPWORLD EE BERBERA in uu runta iyo in uu hirgalo u dhow yahay arinkaa oo dawladii m/wayne SIILAANYO dhibaato iyo qaylo badan ay u adkaysatay so uu mashruucaasi u hirgalo ilaahay mahadii waxa muuqata in uu tubtii saxda ahayd haysto ayna ku saxsanaayeen raggii iyo dawladii iyo xisbigii fikradaa lahaa.


Waxaanay cadaynaysaa in dhamaan dadkii arinkaa diidanaa ay dano gaar ah oo shakhsi ah ay kala haayeen arinkaa qaarkoodna ay caadifad qabiil oo yar ay uga jeedeen .
maanta m/wayne MUUSE BIIXI WAXA uu dhamaystirayaa mushruucaa uu isagu nasiibka u helay in uu gebabadiisa joogo iyo insha Allah furitaankiisa dadkii diidanaana maantaba maxay ku hadli
Qore: Ahmed abdi 

aabdi7002@gmail.com

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in Articles

To Top