Connect with us

somalilandtoday.com

Saddex Qof Oo Ku Geeriyooday Shil Gaadhi Oo Saaka Ka Dhacay Duleedka Bari Ee Magaalada Hargeysa

focus

Saddex Qof Oo Ku Geeriyooday Shil Gaadhi Oo Saaka Ka Dhacay Duleedka Bari Ee Magaalada Hargeysa

(SLT–Dacar-budhuq)-Saddex Qof ayaa ku geeriyooday Shil baabuur oo Saaka ka dhacay degmada Dacar-budhuq ee Gobolka Maroodi-jeex.

Saddexda Qof oo kala ah laba Rag ah iyo Qof Dumar ah, ayaa Geeriyooday markii uu la dhacay gaadhi yar oo ay la socdeen oo ah nooca loo yaqaano Tukhaanka.

Meydka saddexda Qof oo aan weli la aqoonsan ayaa la dhigay cisbitaalka Dacar-budhuq.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top