Connect with us

somalilandtoday.com

Diyaaraddii Dunida Ugu Weyneyd Oo Duullimaadkeedi Ugu Horreyay Billawday

focus

Diyaaraddii Dunida Ugu Weyneyd Oo Duullimaadkeedi Ugu Horreyay Billawday

(SLT-Hargeysa)-Diyaaraddii ugu weyneyd dunida ee duullimaadkeeda ugu horreeyey si rasmi ah u billaawday wuxuuna dherarkeedu gaardhayaa 117 mitir. Tasoo ku dhaw baaxadda garoonka kubbadda cagta lagu ciyaaro.

Diyaaraddan oo awood u leh iney joog dhan 10km (10,000 oo miitir) ay ku duusho, waxay ku duuli kartaa xawaara dhan 270 kiilo mitir saacddiba.

Diyaaraddan dunida ugu weyn oo leh lix matoor ayaa noqotay diyaaraddii ugu weyneyd oo abid gasho hawada.

Waxayna diyaaradda leedahay 28 taayar, iyada oo ay duuliyeyaasha ay diyaaradda ka hagayaan laba qaybood oo ay diyaaraddan cusun u qaybsan tahay.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top