Connect with us

somalilandtoday.com

“Madaxweyne Adiguba Beero Ayaad Leedahay Oo Weliba Kuwo Dad Kale Lagaaga Xukumay Ayaad Haysataa Ee Madaxtooyada Ka Dhis…” Odayaal Farriimo Iyo Hanjabaado Culus U Direen Muuse Biixi

focus

“Madaxweyne Adiguba Beero Ayaad Leedahay Oo Weliba Kuwo Dad Kale Lagaaga Xukumay Ayaad Haysataa Ee Madaxtooyada Ka Dhis…” Odayaal Farriimo Iyo Hanjabaado Culus U Direen Muuse Biixi

(SLT-Hargeysa)-Madax-dhaqameedka iyo Odayaal reer Hargeysa ah oo maanta warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in ay leeyihiin dhulka laga dhisaayo madaxtooyadda cusub ee Galbeedka Hargeysa oo xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ka qaaday.

Waxa ay soo bandhiggeen Qoraallo ay ku sheeganayaan lahaanshaha dhulkaasi iyo go’aano ay hore Maxkamaddaha dalku uga soo saareen, waxa ayna farriimo iyo hanjabaado culus u direen Madaxweyne Biixi, Halkan hoose ka DAAWO

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top