Connect with us

somalilandtoday.com

War Deg Deg Ah: Hoggaamiyhii Xilka Ka Tuuray Madaxweynihii Sudan Oo Hadda Is-casilay.

focus

War Deg Deg Ah: Hoggaamiyhii Xilka Ka Tuuray Madaxweynihii Sudan Oo Hadda Is-casilay.

(SLT-Sudan)Cawad Bin Cawf oo hoggaaminayay Afganbigii milateri ee shalay xukunka lagaga tuuray madaxweynihii Suudaan ayaa iscasilay caawa.

Waxana uu xukunka ku wareejiay Generaal kale oo lagu magacaabo C/fataax Burhaan.

Waxa jira cadaadis ka imana dadka kacdoonka wada kuwaas oo dalbanaya in ciidamadu xukunka ku wareejiyaan xukuumad rayid ah. xaalada Dalka Sudan ayaan la saadalin karin waxay ku danbayn doonto.

Ninka hadda la magacaabay ayaa isna ka mid ah saraakiisha sare ee ciidamada.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top