Connect with us

somalilandtoday.com

Shacabka Banaanbaxa Ka Wada Sudan Oo Ka Horyimi Madaxweynaha Cusub.

focus

Shacabka Banaanbaxa Ka Wada Sudan Oo Ka Horyimi Madaxweynaha Cusub.

(SLT-SudanjDad badan ayaa wali ku sii sugan waddooyinka magaalada Khartuum, iyaga oo ka dhago adaygay bandawga habeenkii ah ee ay milatarigu soo rogeen ka dib markii ay xilka ka tuureen madaxweyne Cumar Xasan Al Bashiir.

Telefeshinka qaranka ayaa baahiyay in wasiirka difaaca Awad Ibn Ouf uu hoggaamin doono guddiga milatariga ee xukunka maroorsaday.

Dadkii isku dubariday mudaaharaadyada ayaa maamulka talada la wareegay ku tilmaamay “dhashii” madaxweynaha xilka laga xayuubiyay.

Waxayna ku baaqeen in dad badan oo kale ay ku soo biiraan wax ay ugu yeereen kacdoonka, si milatariga loogu cadaadiyo in uu xukuumad madani ah ku wareejiyo awoodda.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top