Connect with us

somalilandtoday.com

Itoobiya Oo Ugu Baaqday Sudan In Rabitaanka Shacabka La Ixtiraamo.

focus

Itoobiya Oo Ugu Baaqday Sudan In Rabitaanka Shacabka La Ixtiraamo.

(SLT-Addis Ababa)Wasaaradda arrimaha Dibadda ee Itoobiya ayaa ku baaqday in “xal nabadeed” lagu soo afjaro xaaladda ka taagan Suudaan, ka dib markii uu milatarigu awoodda ka maroorsaday madaxweyne Cumar Xasan Al Bashiir oo soddon sano xilka hayay.

War saxaafadeed ka soo baxday wasaaradda ayaa lagu sheegay sidan:

Itoobiya waxay ku kalsoon tahay in dadka Suudaan ay ka tallaabi doonaan wakhtigan adag

Itoobiya waxay si buuxda u xushmaynaysaa xornimada iyo madaxbannaanida siyaasadeed ee dalka Suudaan, waxayna si niyadsami ah u rajaynaysaa in dhammaan dhinacyadu ay xal nabadeed u heli doonaan mashaakilka.

“Itoobiya waxay si dhamaystiran u fahamsan tahay ixtiraamaysaana rabitaanka dadka Suudaan, wayna garab taagan tahay

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top