(SLT-Khartoum)-Ciidammada xoogga dalka Suudaan ayaa kaalin weyn ka qaatay siyaasadda tan iyo markii uu dalkaasi xoriyadda qaatay sannadkii 1956-dii.
Militariga ayaa lagu eedeeyaa inay ka faa’ideystaan cabashooyinka waawayn ee shacabka, iyaga oo jaranjar uga dhigta sidii ay awoodda kula wareegi lahaayeen, ka dibna iska indho tira rabitaankii shacabka gadooday.