“Shaqadaydii Ayaan Uga Tagay Madaxweynaha Ayaa Adeer Ku Ah Ee Haddana Ma Dacwadayda Ayaan U Joojiyaa Madaxweynaha Ayaa Adeer Ku Ah….” Prof. Cabdi Cali Jaamac

(SLT-Hargeysa)-Prof. Cabdi Cali Jaamac ayaa ka hadlay dacwad uu ka gudbiyay xisbiga KULMIYE, waxaanu ku baaqay in laga soo gar baxo, Halkan hoose ka DAAWO