Connect with us

somalilandtoday.com

Dibadbax Ballaadhan Oo Taageero Loogu Muujin Lahaa Madaxweynaha Suudaan Oo La Baajiyey

focus

Dibadbax Ballaadhan Oo Taageero Loogu Muujin Lahaa Madaxweynaha Suudaan Oo La Baajiyey

(SLT-Khartoum)-Hay’addaha Ammaanka ee dalkaasi waxay baajiyeen Dibadbaxaasi oo la filayey inuu maanta ka dhaco caasimadda dalkaasi ee Khartuum.

Guddiga Amniga ayaa la sheegay inay ku gacan-saydheen fasaxa lagu qaban laha Bannaanbaxaas oo uu Madaxweyne Cumar Xasan Albashiir ka khudbeyn lahaa.


Caasimadda Suudaan waxaa maalmihii la soo dhaafay lagu qabtay dibadbaxo waa weyn, iyadoo dad fara badan hor fadhiisteen Xarunta Dhexe ee Milliteriga dalkaasi ku leeyihiin magaalada Khartuum.

Tan iyo bishii December 19-dii ee sannadkii hore, dalka Suudaan waxaa ka socday Dibadbaxyo looga soo horjeeday xaalladda dhaqaalaha iyo sicir-bararka, inkastoo uu markii dambe Dibadbaxyadda la siyaasadeeyey, looguna baaqay Madaxweyne Albashiir inuu xilka ka dego

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top