Connect with us

somalilandtoday.com

Afhayeenka Ganacsade Axmed Geelle Oo Markii Ugu Horraysay Ka Warramay Nuxurka Kulan Dhex-Maray Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Arrimaha Ay Ka Wada-Hadleen

focus

Afhayeenka Ganacsade Axmed Geelle Oo Markii Ugu Horraysay Ka Warramay Nuxurka Kulan Dhex-Maray Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Arrimaha Ay Ka Wada-Hadleen

(SLT-Hargeysa)-Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo Ganacsade Axmed Cismaan Geelle, ayaa toddobaadkan yeeshay kulan kusoo dhammaadey is-afgarad, sida uu xaqiijiyay afhayeenka ganacsade Axmed Cismaan Geelle.

Kulanka ayaa waxaa dhex-dhexaadinayay ganacsato kale oo reer Somaliland, Halkan hoose ka DAAWO

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top