Connect with us

somalilandtoday.com

” Waar Hooy Hooy Sheekhow Ha Isqoyn “. W.Q: Abdirashiid Aw muuse Aadan

Articles

” Waar Hooy Hooy Sheekhow Ha Isqoyn “. W.Q: Abdirashiid Aw muuse Aadan

Waxaa la yidhi Barigii Hore ee xoolaha la Cashirin jiray Ayaa cid waliba waxay Iska lahay Nin Wadaad ah oo Xoolahooda Casharka ugu dhiga.

Kadib Islaan Ka mida Kuwa ugu Adhiga badan Ayaa Wayday wadaadkii Cashirin jiray Adadhigeeda .

Waxaa Uyimi wadaad kale Oo deg-deg Miidhan ah oo isagu Xoolaha Qasab Ku cashariya Iyadoo Aan cidi u idmanin .!!

Wadaadkii cusubaa Ayaa Wayso qaatay Si uu u soo waysaysto Oo uu xoolaha ucashariyo (Cashar ugu dhigo).

Islaantii Adhiga lahayd oo ka walaacsan ayaa Aragatay isagoo wayso sii sita , Islamrkiina waxay Aragtay Kii Hore ee ucasharin jiray Adhigeeda ee ay macmiisha u ahayd oo soo socda.!!

Islaantii Intay Kor uqaylisay ayay Ku tidhi wadaadkii Cusbaa:

“WAAR HOOY HOOY SHEEKHOW HA IS QOYN “. WAAR HOOY HA ISQOYN.??!!

imika waxaan leeyay waar Hooy Hooy dalka iyo dadka Yaan Qasab lagu Casharin.!! …

by Abdirashiid awmuse adam. 063-4475540

rashaad055@hotmail.com

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in Articles

To Top