Connect with us

somalilandtoday.com

Madaxda Dalku Ha Saxaan Khaladaadka DadLka Ka Jira

Articles

Madaxda Dalku Ha Saxaan Khaladaadka DadLka Ka Jira

Sidaan Oganahay Dalka Inagaa Iska Leh , 
Waxaan Nahay Madaxdii Maanta Iyo Barhiba ,Dhibkaste Oo Qarankeena Soo Gaadhaa Waa Mid Inaga Inoo Taala oo Ina Damqaysa . 

Qof Waliba Wuxuu Rabaa 

Nolol Wanaagsan ,Caafimaad Iyo Biyo Waxbarasho Iyo Suuq Ganacsi Oo Xor Ah. 

Wadan Quruxbadan Oo Lamiyo Iyo Adeeg walba Leh Ugu Danban Iyo Amni.. 
Intaas Sideen Ku Helnaa 

-Dadka Oo Wacyigalin Lasiiyo 
Wadniyada Oo Lagu So Barbaarsho Dhalinyarada … 
Magaca Dawlada Oo Lawada Ilaasho 
Madaxdoo Cadaalad Samaysa … 
Dhaqaalaha Oo Si Fiican Loo Ilaasho. 
Qabyaalada Oo Lasuuliyo. 
Suuqa Xorta Ah Oo Lafuro. 
Dalkoo Bahiyaha Asaasiga Ah Wax Laga Qabto Sida Cafimaadka ,Biyaha ,Waxbarsada,iyolamiyada qurxinta Magaalyinka … 

Somaliland Maxaa Ubahan In Wax Laga Qabto. 

1- In Suuq Xoolaha Lasoo Furo. 
2- In Ganacsiga Xor Laga Dhigo. 
3- In Dhaqaale Ururin Lasameeyoo. 
4- In Khayradka Wadanka Si Fiican Loo Maamulo. 
5-In Aqoonsiga Qorshe iyo Buget Gaar Ah Loo Sameeyo… 
6- In Shirwayne Qaran La Qabto. 
7- In samaxaad Dhex marto Bulshada Iyo Madaxda Dhexdooda. 
8- In Danta Qaranka Meel Looga Soo Wada Jeesto…… 
9-In Dibu Eegis Lagu Sameeyo Safiirada iyo Dhamaan CId Kaste O Haysa Xil Muhiim ah Lana Eegaa Krtidooda Iyo Aqoontooda. 
10- In Dhiirigalin Iyo Wacyigalin Lasiiyaa Bulshadeena … 

Gudoomiyaha Xarunta Horumarinta Bulshada 

Rajab Ismail Salah 

Muwadin Dhab ah 
0634416899

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in Articles

To Top