Connect with us

somalilandtoday.com

Diyaaradaha Isbahaysiga Sacuudiga Oo Duqeeyay Dalka Yemen

focus

Diyaaradaha Isbahaysiga Sacuudiga Oo Duqeeyay Dalka Yemen

Telefishinka Al-Akhbaariyah waxa uu saaka sheegay in Duqeyn lala beegsaday bar-tilmaameedyo ay Maleshiyadda Xuutiyiinta ku leeyihiin caasimadda dalkaasi ee Sanca.

Diyaaradaha Isbahaysiga ayaa la sheegay inay duqeyn la begsadeen Wershad lagu farsameeyo diyaaradaha Darooniska iyo bakhaar lagu kaydiyo Gantaalladda.

Kooxda Xuutiyiinta weli kama ay hadlin khasaaraha ka dhashay duqeymahaasi.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top