Connect with us

somalilandtoday.com

Xukuumadda KULMIYE Oo Dib U Celisay Gaadhigii Guddoomiye Cirro

focus

Xukuumadda KULMIYE Oo Dib U Celisay Gaadhigii Guddoomiye Cirro

(SLT-Hargeysa)-Xukuumadda Somaliland ayaa waxaa ay dib ugu soo celisay gaadhigii ay lahayeen ilaalada Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah WADDANI Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) iyo direys Ciidan oo saarnaa kadib markii ay dhawr maalmood ka hor ay wiish ku qaadateen, Halkan hoose ka DAAWO

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top