Connect with us

somalilandtoday.com

Wafti Culus Oo Ka Socda Maraykanka Iyo Jarmalka Oo Ku Soo Waajahan Somaliland Iyo Ujeedada Socdaalkooda

focus

Wafti Culus Oo Ka Socda Maraykanka Iyo Jarmalka Oo Ku Soo Waajahan Somaliland Iyo Ujeedada Socdaalkooda

(SLT-Hargeysa)-Warar aanu ka helnay ilo mihiim ah ayaa noo xaqiijiyay in Somaliland ay ku soo waajahanyihiin laba wafti oo culus, kuwaasi oo ka lala socda dalalka Maraykanka iyo Jarmalka.

Wufuudani ayaa la filayaa in ay u socdaan sidii loo dhiiri galinlaa Isla markaasina ay dalka uga qabsoomi lahaayeen doorashooyinkii hakaday ee wakiilada Iyo golaha deegaanka Iyo arrimo kaleba.

Toddobaadkii ina dhaafay ayaa dalka waxa timid wafti ballaadhan oo ka socday wadamada Yurub Iyo Ingriiska kuwaasi oo la kulmay xukumadda Iyo xisbiyada mucaaridka, waxana ay kala hadleen arimaha doorashooyinka Iyo sidii loo qaban lahaa wakhtigii loo asdeeyay.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top