Connect with us

somalilandtoday.com

Raysal Wasaaraha Soomaaliya Oo Magacaabay Saddex Wasiir Oo Cusub

focus

Raysal Wasaaraha Soomaaliya Oo Magacaabay Saddex Wasiir Oo Cusub

(SLT-Muqdisho)-Wareegto kasoo baxday Xafiiska raysal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa waxaa lagu magacaabay Saddex Wasiir oo kamid noqonaya Golaha Wasiirada.

Raysal Wasaaraha ayaa Wasiirka Wasaaradda Dastuurka Soomaaliya u magacaabay Saalax Axmed Jaamac, halka loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Sadiiq Warfaa iyo Fowsiya Maxamed Sheekh oo loo magacaabay Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top