Connect with us

somalilandtoday.com

DAAWO: Xukumadda Madaxweyne Muuse Biixi Oo Gaadhigii Guddoomiye Cirro Wiish Kaga Dhex-qaadatey Suuqa Hargeysa, Ciidammadii Ilaalada U Ahaana Kala Diray .

focus

DAAWO: Xukumadda Madaxweyne Muuse Biixi Oo Gaadhigii Guddoomiye Cirro Wiish Kaga Dhex-qaadatey Suuqa Hargeysa, Ciidammadii Ilaalada U Ahaana Kala Diray .

(SLT-Hargeysa)-Afhayeenka xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Barkhad Jaamac Batuun ayaa waxaa uu shaaciyey in xukuumadda madaxweyne Muuse Biixi ay shalay badhtamaha Hargeysa gaadhigii guddoomiye Cirro ay wiish kaga dhex qaadatey isla markaana ay geysatay xerada ciidanka Birmadka.

Sidoo kale Xisbiga ayaa caddeeyey in ciidamadii ilaalinaayey Gudoomiye Cirro dib loogu yeedhay xeryahihii ay ka tirsanaayeen

Xisbiga WADDANI ayaa waxaa uu xukuumadda ugu hanjabey isla markaana u qabtey in gaadhiga gudoomiye Cirro ku soo celiso muddo 24 sacadood ah, Halkan hoose ka DAAWO

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top