Connect with us

somalilandtoday.com

Baarlamaanka Algeria Oo Dooranaya Madaxweyne Ku-Meel-gaadh Ah

focus

Baarlamaanka Algeria Oo Dooranaya Madaxweyne Ku-Meel-gaadh Ah

(SLT-Algeria)-Xildhibaanadda Labada Golle ee Barlamaanka dalka Algeria ayaa kulan ay yeelan doonaan maalinta Isniinta ee soo socota, si ay u doortaan Madaxweynaha bedeli lahaa Cabdicasiis Butafaliiq oo dhawaan iska casilay xilkaasi, kadib markii ay dhaceen Dibadbaxyo looga soo horjeeday.

Wakaalladda Wararka dalkaasi ee APS News Agency  ayaa sheegtay in Guddoomiyaha Barlamaanka, Cabdiqaadir Bin Salax oo 77 jir ah loo dooran doona Madaxweynaha Cusub, kaasi oo xilka hayn doono inta laga dooran doono Madaxweynaha rasmiga ee dalkaasi muddo 90 malamood gudaheeda.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top