Connect with us

somalilandtoday.com

Maxaa Ciil Hayay Muuse Biixi Markii Uu Kanyar U Dhiibaayay Warqada Beenta Iyo Aflagaadadu Ka Buuxday.

Articles

Maxaa Ciil Hayay Muuse Biixi Markii Uu Kanyar U Dhiibaayay Warqada Beenta Iyo Aflagaadadu Ka Buuxday.

Maxaa Ciil Hayay Muuse Biixi Markii Uu Kanyar U Dhiibaayay Warqada Beenta Iyo Aflagaadadu Ka Buuxday. Ee Ku Socotay Ganacsade Axmed Cismaan Geele Iyo Beeshiisa.


Ee yaa Muuse Ninyahaw dadkaba inagaa isugu ood xignaye waamaxay kulaylkan iyo Nacabkan Aad muujisay, midakale mar kaliya warqada kumaad sheegin hantida Axmed cismaan jabuuti ka dhacday, Xitaa mawaxaad odhan kariwayday Axmed cismaana wuxu sheeganayaa xoolo jabuuti kagamaqan, ileen candhaba waa xubine yaabe.

Kanyar Ee aad wanjashay Ee Aad u dhiibtay warqada aad ka buuxisay qudhunka iyo nacaybkana haddii uu garasho wacan leeyay ama uu is leeyay ayaamaa la noolaan doonaa ummada warqadan kamuu hor akhriyeene intuu jeexjeexo ayuu is casililahaa laakiin muugaranine bulaacad buu muquurtay biyo uu kaga maydhana mooyi inuu helidoono.

W/Q: Xasan Karuur

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in Articles

To Top